XANUNKA ATHLETES FOOT.

Xanuunka athletes foot waa mid ka mid ah xanuunada ku dhaca maqaarka. Xanuunka athletes foot waa xanuun ku dhaca lugaha ,qaybta baabacada iyo halka dhulka la dhigo ee lugta. Xanuunkan waxa sabab ah ilmo aragtay loo yaqaan fungus . Fungus ka keena xanuunka waxa laga helaa  meelaha diiran,ciidda iyo biyaha. Kabo la’aanta,nadaafad darrada iyo difaaca qofka oo hooseeya waa waxyaabaha …

Waa maxay Qoor-Gooye (Meningitis)?

Meningitis-ku ama Qoor-gooyaha sida soomaalida u taqaanno, waa cudur halis ah oo si dhakhso u dila caruurta iyo dadka waaweynba, wuxuu nafeeyaa, maskaxda, indho-beel ayuu keenaa ama dhagoolnimo, haddii aanan 24-ta saac ee ugu horreyso wax laga qaban. Waa xanuun waaliddin badan ay ku waayeen caruurtooda maadaama si kadis ah uu ku billawdo, una eg xanuunnada leh qandhada iyo madax …

10 tips to look after your teeth.

Brush at least twice a day. The best time to brush teeth is after meals. Choose a toothbrush with a small head for better access to back teeth. Soft bristles are kinder on your gums. Use fluoridated toothpaste. Fluoride helps to harden tooth enamel and reduces your risk of decay. Brush thoroughly. Tooth brushing should take between two and three minutes. Floss your …

SONKORTA BADAN IYO CAAFIMAADKA JIDHKA.

Sonkorta aan xadidnayn ee cuntooyinka,sharaabka iyo ta goonida loo isticmaalo waxa ay saamayn aad u badan ku keenaysaa habsami u socodka ama shaqada jidhka. MAXA AAD KU GARAN KARTAA IN SONKORTU DHIIGAAGA KU SARAYSO? Gaajo joogto ah. Caajis. Daal. Dawakhaad. Jidh-xanuun. Kabuubyo. CAWAAQIB XUMO MA KALE KULMI KARTAA HADII AAD YARAYN WAYDO SONKORTA BADAN? Haa dabcan waa laga dhaxli karaa …