Dangerous Signs & Symptoms of a Concussion One pupil larger than the other. Drowsiness or inability to wake up. A headache that gets worse and does not go away. Slurred speech, weakness, numbness, or decreased coordination. Repeated vomiting or nausea, convulsions or seizures (shaking or twitching). Unusual behavior, increased confusion, restlessness, or agitation. Loss of consciousness (passed out/knocked out). Even …
Fungus-ku waa ilmo aragtay kunool degaanka iyo noolaha dushiisaba. Xanuunada kale duwan ee uu sababo ilmo aragtay fungus ku waxa ay dhaawacan oo ku faafaan dhaman waxyaaha iyo habdhisyada muhiim ka ah ee jidhka sida maqaarka,maskaxda ,uurku jirta ,xubnaha taranka iyo habdhiska hawo mareenka. Maqaalkan kooban waxa aynu eegi doonaah yaa halis ugu jira xanuunada uu keeno fungus-ku ? Dadka …
Shubanka waa xaalad saxara jilicsan oo joogta noqoto, caadi ahaan soconaysa dhowr maalmood oo inta badan joogsada bilaa dawo. shuban waxaa lala xiriiriyaa amaba keena infekshan, bakteeriyo iyo mararka qaarkood natiijo ka timid cuno lagu sumoobay. Marka uu xanuunka shubanku raago sida caadiga ah waxa ay ka dhalataa cudur ama xanuun ku dhaca mindhicirada. Shubanka waa dhibaato ay la kulmaan dadka badankooda …
Geedka loo yaaqaano baytaraafku wuxu leeyahay faa’iidooyin tiro badan gaar ahaana wakhtiga ramadaanta kaasoo aan keenayn in miisaankaaguna kordho, waxaad cabbi kartaa xilliga afurka si aad uga heshid nafaqooyin badan oo ku jira. Faa’iidooyinkiisa badan ee uu leeyahay cabitaanka laga shiido baytaraafku tiro maleh, waxaana ka mida inuu daawo ka yahey dhiiig yaraanta, babaasiirta, kalyo xanuunka, toxobta madaxa, dheefshiidka, calool …