Hungurigu waa xubin qaali ah kaasoo ka qayb qaata gaarsiinta quudka qaybaha kala duwan ee dheefshiidka. Tuuubadaan oo soo qaada cunnada aynu liqno ayaa u gudbisa caloosha halkaaso cunadda lagu qaso dheecaanada kala duwan ee laga soo daayo gidaarada caloosha si looga nadiifiyo ilmaqabatada iyo jeermiska looguna diyaariyo si in lagu dheefshiido mindhicarada. Kaankarada ku dhacda hunguriga ayaa saamayn karta …
Waa caabuq uu dhaliyo ilmo aragtayga virus,kaas oo sabab’a caabuq ku dhaca beerka. Joonis cassuhu waxa uu ku faafaa xilliga uu dhiiggu wasakhoobo oo uu ku bato ilmo aragtayga virus-ka. Dad badan baa xanuunkan qabah oo sida ,sababtoo ah xanuunka calaamadihiisa hore uma soo ifbaxaan ,hadii xanuunku uu ka batoh hal bil waxa loo yaqaan xaalad soo jiidantay(chronic). Xanuunkan waq-tigan …
What is testicular disease? Testicular disease can take a variety of forms: Testicular cancer. Like any cancer, testicular cancer happens when cells in the testicle develop mutations that cause them to “misbehave.” The cells may multiply recklessly and invade areas where they don’t belong. In testicular cancer, this process usually creates a slow-growing painless lump or firmness in one testicle. In most …
Gulukooma waa cudur indhaha ku dhaca oo keeni kara indho-la’aan ama lumis arag. Marka aad qabtid gulukooma, dheecaan ayaa iska buuxiya isha, taasoo cadaadis saarta xagga dambe ee isha. Cadaadiskaasi waxa uu dhaawac u geystaa dareemaha iftiinka (optic nerve) waxana uu sababaa lumis arag. Badanaa marka hore waxa waxyeelo soo gaaraa aragga dhinacyada, taasoo ay ku xigto aragga xagga hore. Noocyada …