Gulukooma waa cudur indhaha ku dhaca oo keeni kara indho-la’aan ama lumis arag. Marka aad qabtid gulukooma, dheecaan ayaa iska buuxiya isha, taasoo cadaadis saarta xagga dambe ee isha. Cadaadiskaasi waxa uu dhaawac u geystaa dareemaha iftiinka (optic nerve) waxana uu sababaa lumis arag. Badanaa marka hore waxa waxyeelo soo gaaraa aragga dhinacyada, taasoo ay ku xigto aragga xagga hore. Noocyada …
Isbitaallada waxaa laga qaadaa xanuunno halis ah oo badanaa daawooyinka antibiotics-ka aan waxna ka tarin, fadlan ku dadaal in aad la xiriirto isbitaal nadaafaddiisa ay fiican tahay, haddii aad qof xanuunsan isbitaal ku booqanaysid, taxaddar dheeraad ah samey, marka aad galayso iyo marka aad ka soo baxaysane gacmahaaga ku dhaq biyo iyo saabuun ama daawooyin loogu talagalay qeybaha isbitaalka qaarkiis. …
Sanboor waa nooc kamid ah xasaasiyadaha, waxaa sababo xasaasiyad kiciye aan inta badan dhib u laheyn jirka. Sanboorku waa falcelin aan caadi ahyn oo uu jirka la sameeyo walxa aan dhibaato u kuhayn jirka. Manka ayaa ah xasaasiyad kiciyaha ugu badan ee sababo samboorka. Maxaa sababa sanboor? Marka jirkaaga uu la sameeya xiriir xasaasiyad kiciye, jirku wuxuu soo daayaa maado la …
is an electrolyte disorder in which there is a low level of phosphate in the blood. Symptoms may include weakness, trouble breathing, and loss of appetite. Complications may include seizures, coma, rhabdomyolysis, or softening of the bones. Causes. Hypophosphatemia can occur by one or more of three primary mechanisms: (1) inadequate intestinal phosphate absorption, (2) excessive renal phosphate excretion, and …