In badan oo hore ayaa waalidiinta lagula taliyey inay ubadkooda siiyaan caano badan iyo cuntooyinka kale ee ay ka buuxdo macdanta Calsium si caafimaadka lafahooduu fiicnaado, balse cilmi-baadhis khubaro caafimaad oo Maraykan ah ayaa iftiimiyey in lowsku muhiimad weyn u leeyahay korriinka lafaha carruurta yaryar. Daraasaddan oo lagu soo bandhigay kulan ururka dhakhaatiirta cudurrada carruurta ee dalka Maraykanku ku yeesheen …
Xulbadu (fenugreek) waa dhir-daweed waxtar badan waxaa ka buuxo borotiin waxayna leedahay faaido nafaqo oo aad balaaran. 1-kii qaado ama malqacad oo xulbad ah waxaa ku jira nafaqooyinkan: 35.5 oo kaloori ah 6.4 garaam oo kaarbohaydareed ah 2.5 garaam oo borotiin ah 0.7 garaam oo dufan ah 2.7 garaam oo fiber ah 3.7 miliigaraam oo bir ah 21 miligaraam oo macdanta magnesium …
Peripheral neuropathy, a result of damage to the nerves outside of the brain and spinal cord (peripheral nerves), often causes weakness, numbness and pain, usually in your hands and feet. It can also affect other areas of your body. Your peripheral nervous system sends information from your brain and spinal cord (central nervous system) to the rest of your body. …
Cunnooyinka oo dhan waxaa si dabiici ah looga helaa tira yar oo bagteeriya ah. Laakin hadii aan cunnada loo maareynin ama loo keydinin si wanaagsan waxaa ka dhalan kara bagteeriya badan oo six xad dhaaf ah ugu dhalata cunnada. Ku dulnoole, fayrus, sun iyo kiimikooyinka waxey sidoo kale wasakheyn karaan cunnada kedibna qofka cuna waxey ku sababi karaan xanuunno. Calaamadaha …