Margasho: Gargaarka Degdegga.

Margasho waxey dhacdaa marka wax shisheeye ah ay xanibaan hunguriga ama hawa mareenka. Dadka waa weyn waxey inta badan ku margadaan cunno, halka caruurta ay kumargadaan waxyaaba yaryar oo ay liqeen. Maadaama margashada ay maskaxda ka xanibeyso ogsijiinta, waa muhiim in qofka si degdeg ah loogu gargaaro. Calaamadda caalamiga ah ee lagu yaqaano mergashada waa in qofka labadiisa gacmood ay …

Fuuqbax.

Fuuqbaxu waa xaalad timaada marka uu jirkaaga lumiyo in ka badan xaddiga dareere ee aad qadatay. Sida ugu badan oo uu jirkaaag ku lumiya dareeraha waxaa ka mid ah dhidid xad dhaaf ah. Qofka caadiga ah waxa uu u baahan yahay in ku dhow 3 litir oo biyo ah maalintii .Inkastoo qofka  dhaqdhaqaaqiisa badan yahay iyo dadka ka shaqeeya goobaha …

XANUUNKA (GOUT-KA).

Xanuunka gout-ku waxa xanuun ka yimaada cawaaqib xumada xanuunka romatiisamka . Xanuunka gout-ku waxa uu caan ku yahay ,kale goys xanuun,barar ,cassaan, kaar aad u daran iyo degenaan shiyo la’aan laga dareemo kale goysyada. Xanuunka gout ka habeenki qofka maadaama heerka sonkortiisu ay sarayso waxa  kordhaya maadada sababaysa xanuunka goate ,maadadan oo ku badanaysa kale goys-yada jidhka sida miskaha,laalaabatooyinka jidhka …

Heart disease.

Heart disease describes a range of conditions that affect your heart. Diseases under the heart disease umbrella include blood vessel diseases, such as coronary artery disease; heart rhythm problems (arrhythmias); and heart defects you’re born with (congenital heart defects), among others. The term “heart disease” is often used interchangeably with the term “cardiovascular disease.” Cardiovascular disease generally refers to conditions …