Hiiq-Dheer.

Muxuu yahay? Xiiq dheerta, sidoo kalena loo yaqaano qufaca xiiq dheerta, waa jiro qufac oo aad la isugu daarto kaas oo ka imaada bakteeriyada, xiiq dheerta Bordetella. Dadka dhammaan da’ooyinka oo dhan way qaadi karaan cudurka xiiq dheerta, laakiin dhallaanka ayaa waxay ugu jiraan khatar aad u sareysa oo ah qandho daran, isbitaal dhigid, iyo dhimasho. Haweenka uurka leh kuwaas oo …

CUDURADA KUDHACA INDHAHA.

Gulukooma waa cudur indhaha ku dhaca oo keeni kara indho-la’aan ama lumis arag. Marka aad qabtid gulukooma, dheecaan ayaa iska buuxiya isha, taasoo cadaadis saarta xagga dambe ee isha. Cadaadiskaasi waxa uu dhaawac u geystaa dareemaha iftiinka (optic nerve) waxana uu sababaa lumis arag. Badanaa marka hore waxa waxyeelo soo gaaraa aragga dhinacyada, taasoo ay ku xigto aragga xagga hore. Noocyada …

QASHIN SAARIDDA JIDHKA.

Qashin saaridda jirka waxa kaliya ay sameyn karto ma ahan qurxinta maqaarka, ee waxey kaloo siyaadin kartaa heerka tamartaada, kor uqaadista habka dheefshiidka iyo yareynta miisaanka. Qashin saaridda jirka ma ahan arin si dhaqsa ah uridda miisaanka. Ujeeda waa in culeyska laga qaado xubnaha jirka qashin saara sida kilyaha, beerka iyo mindhiciraha sidoo kale qashin saarka wuxuu kor uqaadayaa shaqada xubnahaas. …