Dhagaxa xameetida.

Xameetida waa xubin ku taala dhinaca midig ee qaybta sare ee caloosha, waana  xubin sida kiishka oo kale u samesay, shaqadeeda ugu weyna ay tahay kaydinta iyo soo daynta dheecaanka waqti munaasab ah si dheefshiidka loo fududeeyo. Xameetida waxa ay ku xirantahay beerka iyo xiidmaha yar yar qaab taxane ah kuwaas oo waddo u ah dheecaanka bayl. Dhagxaantaan ayaa ku …

Jeermiska loo yaqaano E Coli waa mid sababa infekshano badan, akhriso sida looga hartago iyo sida loo maareeyo.

E coli waa magaca loo yaqaan jeermis, ama bakteeriya, kunool habka dheefshiidka dadka ama xayawaanka. Waxaa jira noocyo badan oo jeermiskaan ah, balse intooda badan wax waxyeela ah malahan. Laakiin qaarkood waxay sababi karaan shuban dhiig wata. Sidoo kale qayb kaloo kamid ah geermiska E.coli waxay sababi karaan dhiig la aan ama waxay sabab u noqon karaan hawlgabnimada kelyaha, taasina waxay …

10 habits that damage your Brain.

1. No Breakfast. People who do not take breakfast are going to have a lower blood sugar level. This leads to an insufficient supply of nutrients to the brain causing brain degeneration. 2. Overeating. It causes hardening of the brain arteries, leading to a decrease in mental power. 3. Smoking. It causes multiple brain shrinkage and may lead to Alzheimer …