Jeermiska loo yaqaano E Coli waa mid sababa infekshano badan, akhriso sida looga hartago iyo sida loo maareeyo.

E coli waa magaca loo yaqaan jeermis, ama bakteeriya, kunool habka dheefshiidka dadka ama xayawaanka. Waxaa jira noocyo badan oo jeermiskaan ah, balse intooda badan wax waxyeela ah malahan. Laakiin qaarkood waxay sababi karaan shuban dhiig wata. Sidoo kale qayb kaloo kamid ah geermiska E.coli waxay sababi karaan dhiig la aan ama waxay sabab u noqon karaan hawlgabnimada kelyaha, taasina waxay …

10 habits that damage your Brain.

1. No Breakfast. People who do not take breakfast are going to have a lower blood sugar level. This leads to an insufficient supply of nutrients to the brain causing brain degeneration. 2. Overeating. It causes hardening of the brain arteries, leading to a decrease in mental power. 3. Smoking. It causes multiple brain shrinkage and may lead to Alzheimer …

DAAWADA AMOXCILLIN.

Daawada amoxicillin waa mid ka mid ah daawooyinka loo isticmaalo in lagu daaweeyo caabuqa ay keento ilmo aragtayda aadka u yar yar ee BACTERIA. waxa laga soo maanguuriyey ambasalin(ampicillin). dawadan waxa aad loogu isticmaala caabuqa ku dhasha dhagaha,cunaha,maqaarka,kaadi-haysta iyo oofta. DAAWADA AMOXICILLIIN SIDEE AYEY USHAQAYSAA. ilmo aragtyda bakteriyada waxa ay samaysaa koritaan 20 MINUTE waxa ay dhasha 2 BAKTERIYA,SAACADDI 8 …

Tima daadasho.

Timuhu waxay ka sameysan yihiin nooc borotiin ah oo loo yaqaan keratin kaasoo laga soo daayo daldalooda yar yar ee timuhu kasoo baxaan. Marka daldalooladan yaryar ay soo saaraan unugyo cusub oo timo ah, kuwii hore banaanka ayaa loo saarayaa si kuwa cusub boos loogu helo. Madaxa qofka wayn  wuxuu leeyahay ugu yaraan 100,000-150,000 waxaana maalin kasta dhunta ilaa 100 kamid ah timahaas. Koritaanka timaha …