Maxaad samayn lahay hadaad soo dul istaagto qof dhulka yaala ama aad la kulanto qof si lama filaan ah joogga ama istaagga uga dhacay! Ma ogtahay inuu jiro jaanis aad ku badbaadin karto naf, taasoo ah abaalka ugu weyn ee aad qof u gasho. Mase loo baahan yahay in qof walba la baro habka si ay bulshada uga qayb qaadato …
Burseel waa xanuun ka dhasha infekshan ka yimaada xoolaha una gudba dadka ka ag dhaw xoolahaas ama dadka dhaqda xoolaha. Cudurkaan wuxuu aad ugu badan yahay dadka xoola dhaqatada ah ee ku nool hilibka, caanaha iyo nafaaciga kale ee xoolaha laga helo. Cuudrkaan waxay dadku ka qaadaan caanaha aan la kululayn ama si toosa xoolaha looga soo liso ee aan …
Cudurka duumadu wuxu ka midyahay cudurada la kale qaado, waxaana gudbisa kaneecada nooceeda dhedig (female Anopheles),Si cudurku u jiro waxaa loo baahanyahy in la helo kaneecadi gudbin lahayd, maadadi cudurka (Plasmodium) iyo qofki marti gelin lahaa. Kaneeco kasta oo ku qaniinta ma ahan inay cudur wado, nooca labka (male) ee kaneecadu dadka ma qaniino, sidoo kale u jeedka kaneecadu kuu …
Hunguriga iyo caloosha waxaa udhaxeeya muruq yar kaasoo sida caadiga ah xirma ama guntima marka ay cuntadu u gudubto caloosha waxaana loo yaqaana LOWER OESOPHAGEAL SPHINECTOR. Hadii uu dabco ama uu si fiican uxirmi waayo muruqaasi, waxaa dhacda in acid iyo waxyaabaha kale ku jira caloosha ay si fudud ugu soo gudubto hunguriga taasoo sababta laabjeex. Caloosha waxa ay lee dahay …