What can you do to prevent stroke? Age makes us more susceptible to having a stroke, as does having a mother, father, or other close relative who has had a stroke. You can’t reverse the years or change your family history, but there are many other stroke risk factors that you can control—provided that you’re aware of them. “Knowledge is …
Mindhicirka weyn waa xubnayaasha ugu muhiimsan ee qashinsaarka iyo in biyaha laga nuugo u qaabilsan jidhka. Kansarka ku dhaca mindhicirka weyn wuxuu aafeeyaa dadka waa weyn ee da’da ah. Kansarka mindhiciradu waxa uu ku bilowda xaalad loo yaqaan bening waa mid ka mid ah kansarka qaybihiisa buro yar oo kale ah laakin aan samaynayn koritaan ,fiditaan qofkana aan dhibaato ku …
Qeybta u dhexeysa godka xubinta taranka iyo minka waxaa loo yaqaanaa cervix, kansar ku dhacda qeybtaan ayaa sababa in si aan caadi ahayn ay u koraan unugyada kuyaalaha ilmo mareenka, tani waxay sababtaa in uu isbadalo qaab dhismeedka iyo shaqada caadiga ee ilmo mareenka. Kansarka noocaan ah waxuu kamid yahay kaankarooyinka ugu khatarta badan ee ku dhaca dumarka gaar ahaan xubnaha taranka. Si …
Xanuunka waraabow waa caabuq lagu kale qaadoh galmoh ,raga iiyo dumarku waa ay u siman yihiin dhibaatada xanuunka . Xanuunka waraabowgu waxa uu ku imaadaa mid ahaan raga iyo dumarka ayaa qabah xanuunka , waxa uu ugu gudbinayaaa ka kalena galmoh ama dareeraha jidhka oo is gaadha. Ilmaha yar ee naaska quudanayah waa uu qaadi karaah xanuunka hadii hooyadu ay …