Haaraha Wajiga.

Waxaan raba inaan ka hadlo dhibatada ka haysta dumarka haaraha, kuwaasoo runtii hablo badani isoo waydiin waxa keena iyo sida loo daweya ama leyskaga baabin kara . WAA MAXAY HAARAHA ? Haaruhu waa goobaabin kamidab badalan jirka intiissa kale waxayna kasoo bixi kartaa meelkasta oo oo qofka jirkiissa kamid ah balse wajiga ayaa ugu badan gaar ahaan dhabbannada . Haraaha …

CAYILKA XAD –DHAAFKA AH IYO SAAMAYNTA CAAFIMAAD EE JIDHKA.

Baruurtu waa awood iyo tamar kaydsan  jidhka qofka lagu kaydiyo si uu u isticmaalo xiliyada cunto la’aanta. Faaiidooyinka kale duwan ee baruurtu waa ay badan yihiin waxaana ka mid ah in ay difaacaan xubnaha  muhiimka ah sida wadnaha,sanbebada,kelyaha iyo macdanta,sidoo kale waxa ka mid ah faaiidooyinka ay inoo leedahay in aynu u isticmaalno inaan ka helnoh awood . Faaiidooyinka waxa …